Kuliyda wamo ee barashadda caafimaadka ,waxay bilaabeysaa course diploma kalkaaliye sare ah ah, oo ka kooban 5 semester oo semesterkiiba ka koobanyahay 3 bilood.
Guud ahaan coursekaan wuxuu soconayaa mudo 15bilood ah.
Hada horay u gaar is qorista wey socotaa ama booqo websiteka college Wamoonline.com ama wac 0615822452
Sidoo kale collegeka wuxuu adin kugu bishaareynaa in uu soo kordhiyey qayb online ah oo ad ku baran karto coursrs ka college ka baxo.
mahadsanid